Rasmi Chelsea oo heshis lagaartay werayahanka rer Brazil….

Chelsea aya heshis lagaartay joao pedro kadib marki ay ku wareejiyeen kooxdisa lacag dhan 60 milyan oo lagu burburin karay qandaraaskisa

weraryahan ka reer Brazil ayaa lagu wadaa inu qalinka ku duugo Heshiis garaaya illa 2032 da

pedro ayaa la filayaa inuu u duulo USA 🇺🇸 Si uu galkaas ugu maro tijaabada cafimaad kadibna uu kooxda kula midoobo ka qeyb galka koobka kooxaha aduunka oo ay kooxdisa cusub qeyb ka tahay Joao pedro ka soo duulindoona dalkiisa Brazil 🇧🇷 Si uu uga qeyb nqdo kooxda chelsea ee ciyaareysa kalaab world Kaabka quater finalisation oo aya la ciyaari doonaan kooxda Palmeiras Joao wuxu u saxiiyay chelsea 7sano oo heshiis ah waxana lagu wada inuu helo diiwangelinta koobka kooxaha aduunka

23 jirka reer Brazil wa xidig tayo wanagsan kana ciyaari kara boosaska werarka oo ay Chelsea aad ugu baahantahy

kooxda chelsea hada wexeey hysata Liam delay iyo Jackson

Enzo Maresca wuxu raba xili ciyaaredka soo aadan inuu la soo shir tago koox tayo wan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *