victor gyökeres Wararka suqa kala iibsiga

Victor gyökeres kooxda sporting wexey u sheegtay xidigeeda 70m inan lagu fasixi dooonin lkn ey so dhaweyn donan kooxdi la timaaado intaas wixi ka badan oo lacag ah waxa ila hada laga yaban yahay kooxda Lisbon oo an sheegin wax lacag ah hadana rabta ineey xidigeeda ay ku dooneyso qiimo aad u sareeyo Maamulka wexey ku war geliyeen xidig hadi uu xitaa usan soo xadirin tababarka kooxda eysa hoos u dhigi doonin qiimaha ey kudonayaan xidigooda
Hadiiba eey donayaan ineey iibiyaan xili ciyaareedkan waxey taas dhiira gelin unoqoneysa kooxihiinraacdada ugu jiray so xero gelinta dilaagan dhanka werarka ka ciyara dhanka goal dhalintana ku wanagsan Sida arsenal io United oo qalqaalo ugubjiray ineey midkasta eey ku garacdo koxda kle so xero gelinta xidigan tayada wanaagsan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *