MAXA KASOO KORDHAY XALADDA GYÖKERES IYO ARSENAL

Wada xaajoodkii Arsenal ee Viktor Gyokeres Iyo Sporting ayaa hakad ku yimid waxaana sababay farqiga qiimaha guud iyo shuruudaha. Kooxda Premier League mawqifkeedu waa inay bixiso 65 milyan oo euro, iyadoo wax qabadka Xiddiga la Marka U kusoo Biiro Ay dib uga dari karaan €5m illa €10m.Taasi waxay ka dhigeysaa qiimaha guud ee xirmada Arsenal 80 milyan euro, laakiin khadka adag ee Sporting ayaa ah inay rabaan 70 milyan oo euro dammaanad ah, iyada oo aan Lagu Xirin Shuruuda ah wax qabadka xiddiga.Xaaladdu waxa ay ka tarjumaysaa in ay Arsenal ku LabaatoWadahadalladii ay doonaysay xiddiga Leipzig ee Benjamin Sesko Wadahadalladaas ayaa si ku meel gaar ah u hakkad ugu galay kadib farqi gaaraya €10m.Oo u dhexeeyay labada kooxood Si kastaba ha ahaatee, waxaa jira farqi weyn oo u dhexeeya raadinta Sesko. Rabitaanka Gyokeres ee ah inuu baxo ayaa abuurtay xiisad waxayna aad ugu adkeysay Sporting inay sii haysato. Madaxweynaha kooxda Frederico Varandas ayaa ka Carooday sida xaaladdu u dhacday maadaama kooxda Sporting ogeysiisay inaysan hor istaagi doonin.Hadii uu baxaayo Gyokeres

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *