
Ceeb iyo waji gabax Kulankii finalka koobka kooxaha aduunka ee u dhexeeyay PSG Iyo Chelsea aya kuso dhamaaday guul daro dhabarka loo saaray kooxdi loo sadinayay ku guleysiga koobka iyo ineey tahay kooxda ugu fiican adunka balse Chelsea oo laga dheehankaray ineey sifan uso tashteen sabab la xiriirta ciyaarta oo Lees lahaa wa hal dhinac oo PSG aya la tagi doonta koobka ayey 3 gool faraqa ugu shubeen kuna yiraahdeen waxanala yiraahda Chelsea ee naga barta kooxaha kale Ciyaarta oo ku bilaabatay kubad cajaaibteda leheed isku dhiibkeda iyo racashadana laga so shaqeyay oo Chelsea la timid aya noqotay natija ahan mideey guusha la tagaan Quruxda ciyaarta iyo bandhiga layaab leh e Chelsea waxaa horbodayay Xiddiga Da’da yar Cole palmer kaas oo dhaliye ka ahaa 2 goolka halka uu golka sadexadna ka caawiyay xiddiga dhawan galka ah ee joao Pedro kaso dhaliyay gool aad u qurxana joao Pedro wuxuu kusoo kordhiyay werarka Chelsea la ciyarista garbaha difacida kubbada iyo welibo ka warqabka dhankste oo ay jirto Ciyaarta Dhamaadki ciyaarta waxaa calamada casaanka loo tagay xiddiga khadka dhexe ee jao Neves kasoo timaha ka jiiday Dafaca Chelsea coccorella