Liverpool oo kusii dhawaneysa so xero gelinta Isak

πŸ‡ΈπŸ‡ͺπ—˜π—«π—–π—Ÿ β€” Subaxnimadii hore Ee Maanta Shabakada gaarka ah ee Liverpool, Liverpool Echo ayaa Warbixin Rasmi ah Kasoo saartay Xiriirka ka dhexeeya Liverpool iyo Wakiilada Alexander Isak.

Paul Gorst Mid ka mid ah Tiirarka Liverpool Echo ayaa ka dhawaajiyay in “Liverpool iyo Isak ay Wadahadalo Rasmi ah u bilaaban doonaan bisha July Ee 4-ta Maalmood Ka hartay”.

Paul ayaa intaas ku daray In Liverpool ay si hor dhac ah isak u wargalisay inay diyaar u yihiin mushaaka ka badan Β£200k oo ay siin doonaan.

Sida ay Echo Sheegtay Macalin Arne Slot ayaa Madaxda Liverpool ku wargaliyay in isak uu yahay Target-kiisa 1aad Ee Kadib Saxiixa Milos Kerkez.πŸ‘€

Isak xili ciyaareedki dhamaaday wuxu aha mid aad uga dhex muuqday horyalka England Hadii uu dhoco heshiiskaan Liverpool wexey u muqaata mid aad uga faaifeysatay xagaagan suuqa kala iibsiga

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *