Rasmi:Modric ayaa AC Milan u saxiixay heshiis hal sano ah

Luka Modric ayaa si xor ah ugu biiray kooxda Ac Milan kadib 13 sano oo uu…

RASMI:Real Madrid ayaa la soo wareegtay Carreras

Real Madrid ayaa la soo saxiixatay daafaca reer Spain ee Alvaro Carreras kaas oo ay kala…

DAAFICI HORE UNITE:Tuanzebe Ooh Dacwo Ka Gudbiyay Kooxdisi hore

Axel Tuanzebe ayaa dacweeyay kooxdiisii hore ee Man Utd Daaficii hore ee Manchester United Axel Tuanzebe…

Daafaca lagu magacabo Mosquera ayaa heshiis la gaaray Arsenal

Daafaca dhexe ee kooxda Valencia Cristian Mosquera ayaa heshiis shaqsi ah la gaaray kooxda Arsenal, isagoo…

Arsenal ayaa ku dhow inay dhamaystirto heshiiska Gyokeres

Arsenal ayaa rajaynaysa in ay heshiis buuxa la gaadho Sporting 24ka saacadood ee soo socda si…

Chelsea Oo Afka ciida u dartay PSG

Ceeb iyo waji gabax Kulankii finalka koobka kooxaha aduunka ee u dhexeeyay PSG Iyo Chelsea aya…

Kooxda Sporting Oo Ciqaab Ugu Hanjabtay Victo Gyökeres

Bartilmaameedka Arsenal Viktor Gyokeres Ayaa wajahaya tallaabo ciqaab anshax ah oo Kaga imaaneysa kooxdiisa Sporting ka…

UPDSTE:Gibbs-White Oo Tijabada Cafimaad U maraya Spurs

Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Nottingham Forest Morgan Gibbs-White ayaa lagu wadaa inuu tijaabada caafimaadka u maro…

MAXA KASOO KORDHAY XALADDA GYÖKERES IYO ARSENAL

Wada xaajoodkii Arsenal ee Viktor Gyokeres Iyo Sporting ayaa hakad ku yimid waxaana sababay farqiga qiimaha…

XASUUQ:REAL MADRID OO XALAY CASHIR LOO DHIGAY

Paris Saint-Germain ayaa Real Madrid ku xasuuqday semi-finalka koobka kooxaha aduunka ee ka dhacay garoonka MetLife…