Gareth bale oo ka hadlay arimo badan ….

Gareth Bale..🗣

” haddi ay Dhawacyo ila hadhi Lahayn Magacayguu Wixi Miiska La Fadhisani Laha Ronaldo iyo Messi…”

“Marka La Joogo Tababarka Madrid Waxan ahaa Kani Ugu Fican ee Free-kick-yada Tuura iyo Sido kale Ka ugu Fican Dhanka Dhamaystirka Lakiin Waxa la iga doorbida Ronaldo Markay Gaadho Ladaadka Horta iyo Kubad Walba oo Muhim ah marka laga Reebo Gees-kaleedyada(Corner) …lakiin Tababarka Aniga ahaa Xidiga ugu Sareeya ee Free-kick-yada Gool u Badala…”

Finaaladii Champions league Waxyaabo Waa Wayn ayaan Sameyay Khaasatan Atletico de Madrid 2-Daqiiqo ayaa Nooga Dhinayd inaan Guul-daraysano Lakiin Bal Qiyaas aniga ayaa Bad-badiyay Kooxda Waxanan ku Badinay 4 iyo 1 Laakin Magacayga Waa La Iloobay…”💔

“Finaalkii Champions league Liverpool Waxan dhaliyay Gool Cajiib ah oo Qurux badan balse Cidna Ma Rabto in ay Qirto inuu ahaa Goolkii ugu Quruxda Badna Champions league Sababto ah Waxaan ahay Gareth Bale…”🥲💔

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *